Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Madaxa dacwada maamulka Culumaa' udiinka Ahlusunnah Sh. Adan qudubi oo ka warbixiyay sadaxdii sheekh ee lagu dilay Masjid ku yaala Magaalada Baladwayne


Madaxa dawcada Culumaa置diinka Ahlusuna waljamaaca ayaa waxaa uu kaga hadlay waraysi uu siiyay Radio Mustaqiim sida aan naxariista lahayn ee wahaabiyadu ay dilalka ugu geeysanayaan Culumada diinta islamarkaasna ay ku dhex dilayaan gudaha masaajidyada.
 
Shiikhu waxaa uu ka hadlay Muxaadaro dheer oo uu ku tacliiqinayay Dhagarta wahaabiyada waxaana uu intaas ku daray in ay marwalba shacabka ku laayaan gudaha masaajidyada waxaana ugu dambeeyay ayuu shiikhu yiri Culumadaan ay shalay ku dileen masjid ku yaala xaafada xaawo taako ee magaalada Baladwayne.
 
Ma ahan markii ugu horaysay ee sidan oo kale Culumaa置diin loogu dilo masaajid iyagoo markaas ku gudajira cibaado, hadalada shiikha ayaa waxaa si weeyn looga dhex dheehan karay xanaaq iyo sida uu shiikhu uga xunyahay Xasuuqa lagu hayo Shacabka Somaliyeed
 
Khawaariijta ayaa waxaa ay Culumadaas u laysay sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya xarunta gobolka hiiraanm ee B/weeyne in ay uga shakiyeen ka mid ahaan shahooda Culumaa置diinka Ahlusuna waljamaaca.
 
Ma ahan falkaa hada ka dhacay b/weeyne wax lala yaabo ee waa arin horay loogu yaqaanay wahaabiyada in ay dadka ka dhex ugaartaan gudaha masaajidyada waxana arintaas macnaheedu noqonayaan in aysan awoodin in ay dadka si caadi ah u soo weeraraan in ay ku gaadaan sujuuda ma ahane.
 
Ugu dambeeytiina waxaa mas置uliyiinta Culumaa置diinka Ahlusuna waljamaaca ay ugu baaqayaan shacabka soomaaliyeed in ay hal mar u istyaagaan sidi ay ula dagaali lahaayeen khawaarijta islamarkaasna ay u taageri lahaayeen nasriga Culumada Ahlusuna waljamaaca.


 

 

 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
 
Gobolada dhexe, Somalia
 
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 

 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe