

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gedonet.com/
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
OGEYSIIS
2/12/2009 - MAALIN XASUUS MUDAN
SANNAD-GUURADII KA SOO WAREEGTEY
KACDOONKII CULIMADA AHLU-SUNNA WAL-JAMAACA
Taariikhdu markay tahay 2/12/2009,
War-baahinta Mustaqiim waxay
Akhriste-yaasheeda iyo
dhageyste-yaasheeda Sharafta
leh u soo bandhigi doontaa
–Alle Idinki- Xuska Maalinta
Kacdoonka Ahlu-sunna Wal-jamaaca.
Waxaan soo bandhigi doonnaa
Qormooyin Taariikhi ah,
War-bixinno xambaarsan
macluumaad fara badan
iyo wareysiyo aannu la
yeelan doonno Culimada
Ahlu-sunna Wal-jamaaca
ee kacdoonkaas gun-dhigga u ahaa.
Waxaan kale oo soo bandhigi
doonna dagaalladii ay Culimadu
la gashay Khawaarijta, tiradii
Khawaarijta looga laayey iyo
intii Culimada kaga
shahiiddey dagaalladaas.
Waxaan si gaar ah u Qaadaa-dhigi
doonnaa wax-qabadkii Maamulka
Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca
iyo horumarkii uu maamulkoodu
gaarsiiyey Goballada dhexe
ee ay gacanta ku hayaan.
Idin kama hilmaami doonno
in aan idiin soo tabinno
dhammaan waaaxaha uu u
qayb-san yahay maamulka
Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca
iyo Waax walba; sababtii
loo sameeyey iyo wixii
ay qabatay ilaa muddadaas
ay jirtey.
Waxaad si wanaagsan uga
bogan doontaan Manhajka
Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca,
Hadafka, Himilada iyo Yoolka
ay hiigsanayaan sannadaha soo-socda.
Haddaba kaga Faa’iideyso
Munaasabaddaan in aad
ogaatid xogo badan
oo kaa dahsoonaa.
Maamulka War-baahinta Mustaqiim.com
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|