

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
mustaqiimcom@hotmail.com
A
ahlusunna
albaabuldiin
nasrudiin
nuuruliimaan
shaaficiyah
shariica
warsheekh
Allpuntland
aminarts
bbcs omali
C
calanka
D
dayniile
G
galgaduudpost
gedonet.com/
gedoweb
gargaarka
H
hiiraan
hornafrik
j
jowhar
m
mustaqiim
N
nuuruliimaan
S
shariica
shaaficiyah
W
warsheekh
waagacusub
wadanka
|
shirkii columbus ohio ee loogu magacdaray samata bixinta beesha sade oo gabi ahaanba fashilmay waa maxay sababtu?
sida aad lawada socotaanba waxaa ayaamahaan la abaabulayay shir ay koox wahaabiyo ahi wateen oo loogu magacdaray shirka samata bixinta beesha sade.
shirkaan oo horaantiiba siwayn laysugu khilaafay odayaal iyo culumo awdiin badan oo beesha kasoo jeedaana ay qaadaceen oo ay siwayn uga soo horjeesteen ayaa ugu dambayntii furmay 28 bisha may ee sanadkaan
shirkaan oo aysan sidii lafilayay uga soo qayb galin wufuudii laga kala casuumay wadamo kala gadisan ayna uga baaqdeen khilaafka jira awgi
shirkaan oo socday 4 maalmood ayay maalintii hore isbarasho ahayd maalintii labaad oo lagu balansanaa in ajandihii shirka lasoo bandhigo ayaan wax ajandaa lasoo bandhigin sababtoo ah dad aan loogu talo galin oo in wax laga qarsado larabay ayaa shirkii kasoo qayb galay kuwaas oo meesha utagay inay soo arkaan waxa meesha kajira dadkaas ayaa runtii lagu dhici waayay inhortooda ujeedadii rasmiga ahayd lugu soo bandhigo sidaas ayaa waxAA KUDHAMAADAY MAALINTII LABAAD EE SHIRKU SHEEGA
maalintii sadexaad ayaa waxaa lasoo bandhigay qaar kamid ah ujeedooyinkii
qarsoonaa ee shirka laga lahaa kuwaas oo dhaliyay in siwayn laysugu khilaafo shirka ilaa gacanta layskulatago layskuna aflagaadeeyo taas oo keentay inshirkii gabi ahaanba fashilmo isjiijiid farabadan kadib ayaa waxaa laysku dayay in ajandihii shirka mar labaad labadalo aakhirkii waxay arintii dhaafi wayday in ladhoho aan labo gudi samayno gudi dhaqaale oo beesha iyo haayadaha caalamigaa dhaqaale nooga raadsha iyo gudiga xalinta khilaafaadka
gudiga koobaad ee lugu magacaabay gudiga dhaqaalaha ayaa ah kooxdii soo abaabushay shirka oo wahaabiyada ahayd iyo dhawr aqoonyahan oo laqalday loonasheegay inay madax noqondoonaan hadii maamul lahelo taas oo kamid ah xeeladaha kooxda wahaabiyadu ay ku qaraabtaan markay danleeyihiin markii ay dantooda kadhamaystaana qaarajiya shaqsiyaadka aqoonta lehiyo odayaasha dhaqanka
gudiga labaad ayaa ah odayaal sidaas oo kale loogu shaqaysanayo loona adeeg sanayo burburinta iyo iska horkeenka shacabka beesha sade lana rabo inlugu dangaaro kadibna laqaarajiyo markii lugu dangaaro sidii ay horay ugu qaarajiyeen boqolaal kamid ahaa odayaashii beesha iyo aqoonyahanadoodii ayagoo sitoos ah iyo si bareer ahba ulaayay hadana intii kahartay raba inay israaciyaan oodabargooyaan
waxyaalaha shirka fashilay
1 waxaan gabi ahaanba shirka lugu soo qaadin xasuuqii ay wahaabiyadu kagaysatay gobolka gedo oo ilaa hada ay kulaayaan beesha wax garadkeeda iyo culumadeeda iyo aqoon yahanadeeda iyo waliba shacabka guud ahaan
2 waxaan marnaba laykusoo qaadin sidii laysaga dulqaadi lahaa cadawga kusooduulay gobolka oo xasuuqa ba,an kuhaya beesha iyo guud ahaanba ummada soomaaliyeed ayagoo kasoo duulay dalal shesheeyaad oo ujeedooyingaar ah kaleh dalka soomaaliya
3 waxaa lasoo bandhigay inlala hishiiyo oo laysku dhiibo nimanka gobolka kusooduulay oo hada kataliya oo ayaga looga dambeeyo arimaha gobolka
hadaba akhristoow arimahaas korkuxusan oo dhami waxay kutusayaan cidda dhab ahaan shirka wadata iyo arimaha laga leeyahay waxaad arkaysaa in ninamka gobolka haysta oo wahaabiyadaa inta shisheeyahaa maahee intii gobolka udhalatay ay shirkaan kadambeeyaan ujeedaduna ay tahay in nimanka gobolka haysta loo ansixiyo afduubka iyo xasuuqa ay beesha kuhayaan loogana dambeeyo ayaga wixii xasuuq ah beesha inteeda kalana ay ayaga u afduubnaadaan kuna hoos noolaadaan xasuuqaas joogtada ah
digniin kusocota beesha qaybeheeda kaladuwan
waxaan ugadigaynaa beesha meelkasta oo ayjoogaanba inay iska ilaaliyaan shirqoolada marwalba loo qoolayo iyo afduubka lala maaganyahay waxaa kamid ah shirqoolka iyo wax isdaba marinta kooxdaan ayagoo soo bandhigay sawiro lagasoo qaaday hargaysa burco boosaaso iyo magaalooyin kale oo dadkii lahaa dhisteen waxayna kooxdaan wahabiyada ahi way diiyeen dadkii shirkaas ka sooqaybgalay wakaas dadkii kale hormarka samaystaye maxaa beeshaan sade kudhacay waxayna jawaab uga dhigeen waxaa beeshaan gabay aqoonyahanadooda iyo odayaashooda xaqiiqaduse sidaas maaha ee waxay kooxdaan wahaabiyada ahi indhaha kaqarsadeen inbeelaha daga somaaliland iyo puntland ay bidcadoodii iyo wahaabiyadoodii gacma bir ah isaga qabteen oo wax na aylaayeen waxna ay masaafuriyeen waxa ay xabsiyada dhigeen kadib ayay usuura gashay inay kala dambayn iyo nadaam yeeshaan waana la ogyahay sida ilaahada loogala dhaqmo kooxa nabaddiidka ah meelaha maamuladaasi aykajiraan
marka insawirada magaalooyinkaas lasoo bandhiyaai waa khiyaanooyinka wahaabiyada iyo khawaariijta nidaamka iyo kala dambaynta aan ogolayn oo maalinba shaati xirta maalin shaati diineed soo xirta maalin mid qabiil soo xirta maalinna mid aqoonyahan soo xirta marka waxaan leennahay reer sadoow hadii aad rabtaan inaad tiigsataan beelaha hormaray iyo gobolada hormaray waxaad taas ku gaari kartaan idinkoo wadadii ay goboladaasi mareen mara oo wahaabiyada iyo khawaariijta shaatiyada iyo wajiyada badan iska qabta isku meelna ugasoo wadajeesta lana dagaalama oo iska xoreeya ilaa taas lahelana horumar aad gaartaani waa idinka xaaraan ee iska qabta oo iska sifeeya cadawgaan dalka iyo dadka iyo diintaba udaran
wabillaahi tawfiiq
by carab
carab23@hotmail.com

mustaqiimcom@hotmail.com
|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|