Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Siyaaradii Sheekh Yuusuf Sheekh Ibraahim oo Loo yaqaano Sheekh Yuusuf Direed iyo Siyaaradi caalimkii kale ee Sheekh Maxamud Guuleed kaarshe ayaa lagu Qabtay Caasimada Dalka Yugaandha ee Kampala.


28 01 2010
Culuma置diinka Ahlusunnah Waljamaac ee magaalada Kambaala oo si weyn usoo xaadiray madasha Siyaarada Masha段qda Waa weyn ee ahlusunnah ayaa waxa lagu soo bandhigay Muxaadarooyin diini ah oo ruxday qalbiga dadki kasoo qeybgalay xuska Owliyada Ilahey iyadoo sidoo kalena qur誕an aqris iyo qasiidooyinka Masha段qda halkaa lagu aqriyay.
 
Sheekh Xasan Aadan Cusman (kamacle) oo kamid ah Culuma置diinka Ahlusunnah Waljamaac ee Magaalada Kambaala ayaa waxa uu si weyn ugu nuux nuuxsaday muhiimaa ay leedahay xuska Owliyada Ilahey ee maqaamka ku gaartay Fidinta Diinta Islaamka iyo Quudinta Dadka masaakiinta Ah.
 
Sheekh Xasan ayaa si aad ah waxa ugu nuux nuuxsaday sooyaalka quruxda Badnaa ee Sheekh yuusuf Direed iyo Sheekh maxamud Guuleed iyo sida ay diinta Islaamka ugu sara istaageen in ay ku faafto Arlu Somali iyo sida ay usoo dhaweyn jireen dadka Cilmiga usoo doonta isla markaana mas置uliyada cunadoodana qaadi jiray.
 
Sheekh Xasan ayaa dhanka kale waxa uu si aad ah udhaliilay Kooxaha Wahaabiyada oo indhawaalaba usoo jeestay mara habaabinta Shacabka somaliyeed iyo ka leexinti Wadadi quruxda badneed ay noo jideeyeen Culuma置diinka Ahlusunnah waljamaac isagoo si aad ahna uga digay in lagu kadsoomo duliga ay la doonayaan dadka in ay ka gaarsiiyaan Caqiidadooda Saliimka ah.
 
Sidoo kale culimadi meesha ka hadashay oo aad utira badnaa ayaa waxa sidoo kale kamid ahaa Sheekh Maxamud Faarax (Faandho).
 
Sheekh Maxamud ayaa isagana waxa uu ku dheeraaday waxa shareecada ka qabto Xuska dadka ehelka u ah diinta islaamka iyo maqaamka lagu gaarayo weyneentooda.
 
Sidoo kale Muxaadaradi kadib ayaa waxa halkaa lagu soo bandhigay Dikri Dhafar ah oo lagu gaaray ilaa Salaada Subax iyadoo gunaanadki siyaaradana faataxo caam ah loogu aqriyay Umada muslimka in ilaah niyadooda isu soo dumo Umada somaliyeedna nasri Deg deg ah eebe siiyo.
 
Jawiga Siyaarada ayaa kusoo dhamaaday Sidi Loogu Tala galay
 
Siyaradii Shekhayn Siyaradii Shekhayn Siyaradii Shekhayn Siyaradii Shekhayn Siyaradii Shekhayn Siyaradii Shekhayn Siyaradii Shekhayn Siyaradii Shekhayn Siyaradii Shekhayn Siyaradii Shekhayn Siyaradii Shekhayn
 
W/D: Abdirahman Sheikh Abulaahi
E-Mail: Farxad95@hotmail.com
C/o: Tell 2567-8409-9092
Kampala Yuganda
 
Kala Soco Macluumaad Muhiim Ah
www.warsheekh.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe Sh.Maxamed .Y. Xeefoow
Sh.Maxamed .Y. Xeefoow