Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Shariif Shaydaan oo Doon Hub sida u diray Khawaarijta Alshabaab iyo Xisbul Shaydaan iyo Amnesty International oo arintaas ka digtay


29 01 2010
Warar xasaasi ah oo kasoo baxaya Madaxtooyada filla Soomaaliya ee magaalada muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in maalmihii lasoo dhaafay uu halkaasi ka socday shir Sedex geesood ah kasoo lagu qaadaa dhigayay loogana hadlayay ahdaafta wahaabiyada taasoo ah mid ay ku dheehan tahay khiyaano aan dadka intooda badan aysan garanayn.
 
Shirkaas ayaa ahaa mid ay wahaabiyadu ku kala qaadanayeen barnaamijyadooda guracan ee ay ku waxyeeleeyaan shacabka Soomaaliyeed waxaana shirkaas hogaaminayay shariif Shaydaan oo sheegta in uu yahay Madaxweeeye Soomaaliyeed islamarkaasna caaalamka iyo shacabka Soomaaliyeedna u matala in uu yahay nin daacad ah, xiliyada uu hadlayo ama waraysiyada uu siinayo idaacadaha aduunka cadaawad u miijiya wahaabiyada uu hada ay shirka kula jiro.
 
Hal dooni oo ah hub iyo rasaas ayaa uu shariif Shaydaan waxaa uu gudoonsiiyay wahaabiyada si ay u sii wadaan dagaalka ay kula jiraan culumaa.udiinka Ahlusna waljamaaca ee Gobolada dhexe taasoo ay Culumaa’udiinka Ahlusna waljamaaca ay si fiican u wiiqeen xoogii iyo awoodii wahaabiyada taasoo sababtay guulaha tirada badan ee isdaba jooga ah ee ay Ahlusunnah kasoo hooyeen dagaaladii ugu dambeeyay ee gobolada dhexe.
 
Laba wajiile shariif Skeikh Xasan ayaa ah nin ka soo jeeda taariikh ahaan wahaabiyada islamarkaasna ah qiyaanoole ku caan baxay dhagarta muslimiinta iyo gumaadka shacaba soomaaliyeed waxaana uu hada isku qarinayaa boor isagoo sheeganaya in uu dagaal kula jiro wahaabiyada uu hada doomaha hubka ah u rarayo waxaana hada socda dabagal ay Ku hayaan caalamku taasoo hordhaceedii ugu horeeyay ay qaarka mid ah hey’adaha Caalamka ay ku shaaciyeen in dawlada Shiirfka aan la siinin wax hub ah taasoo ay ku sabababeeyeen in hubka lasiiyo intiisa badan uu gacanta ugalo kooxaha wahaaibyada.
 
Si kastaba ha ahaatee Culumaa’udiinka Ahlusna waljamaaca waa ay ogyihiin dhagar walba oo ay adeegsadaan wahaabiyada waxaana ay wacad ku marayaan in ay sii laba jibaaraan dagaalka ay hada kula jiraan wahaabiyada taasoo ay ku doonayaan in ay guud ahaan wadanka oo dhan ay uga suulin doonaan.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Muqdisho, Somalia,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe Sh.Maxamed .Y. Xeefoow
Sh.Maxamed .Y. Xeefoow