

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Afhayeenka ahlu Sunna Wal-jamaacaoo
shaaca ka qaaday in ay soo
ban dhigayaan hubkii ay ka
qabsadeen shabaabka ay.
29 01 2010
Afhayeenka guud ee Culumaa'udiinka
Ahlusuna Shiikh C/laahi Abuu
Yuusuf Al-Qaadi ayaa warbaahinta
u sheegay in dagaaladii shalay
ay ahaayeen kuwo horu dhac u
ah tir-tiridda kooxaha khawaarijta .
Waxaana uu afhayeenku shaaca ka
qaaday in maalmaha soo socda ay
soo af jarayaan dagaalada
Gobolka G/gaduud.
Afhayeenka Ahlu sunna Wal Jamaaca
Shiikh C/laahi Al-Qaadi ayaa
sheegay in ay warbaahinta u soo
bandhigayaan meydadka shabaabka
iyo gawaari dagaal oo ay dagaalladii
shalay ku qabsadeen, isagoo
hadallo been abuur & marin habaabin
ah ku tilmaamay warkii shalay
ka soo yeeray afhayeenka khawaarijta
Shabaabka Cali Dheere, wuxuuna
sheegay in mar kastoo ay jabaan
khawaarijtu ay sidaas u hadli
jireen si ay u qariyaan
jabka soo gaaray.
Hadalka ka soo yeeray afhayeenka
ahlu sunna wal jamaaca ay ku
soo beegmaya maalin ka dib markii
shalay shabaabka lagu baabi’iyey
dagaalladii ka kala dhacay
Warxoolo iyo Caws weyne .
Ahlu sunna media

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe

Sh.Maxamed .Y. Xeefoow
|
|