Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Khawaarijta Al-shabaab oo Iskuulaadka Meelaha ay haystaan ku amartey in ay suraan Calanka Madaw


29 01 2010
Khawaarijta Al-shabaab ayaa waayahaan oo dhan wadey in ay ku soo rogaan meelaha ay ku amar-ku-taagleeyaan in ay ku soo rogaan awaamiir ay ugu muhiim sanayd in meel walba laga mudo Calankooda madaw.
 
Waxay Iskuul kasta oo ku yaal meelaha ay haystaan ku amreen in ay suraan Calanka Madaw dajiyaanna kan Baluugga ah, oo astaanta u ahaa waddanka Soomaaliya.
 
Waxay ilaa shalay gebi ahaamba ka mudeen Calanka Madaw Madraso Kasta oo ku taal Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubbada Hoose, waxay sidoo kale maanta ka wada mudeen Magaalda Marka ee Xarunta Shabeellada Hoose.
 
Waxay sidoo kale wadaan in ay ka mudaan Meel walba oo muhiim ah oo uu ka mudnaa Calankii Soomaaliya, taasoo muujinaysa in aysan Khawaarijtu ahayn Soomaali ee ay Ummad kale yihiin.
 
Shacabka Soomaaliyeed ayaa arrintaas u arka arrin la yaableh, maaddaama Calankii Soomaaliya la doonayo in gebi ahaanba laga takhaluso, oo la buun-buuninayo Calanno kale oo laga keeney waddamo Kale oo Shisheeye.
 
Arrinkaan ay Khawaarijtu ku kacayso ayaa u muuqda arrin ay ku doonayaan in ay ku baabi’yaan jiritaanka Soomaaliya oo dhan, iyadoo maalinba maalinta ka dambeysa ku kacaya arrin fool xun oo caqabad ku ah jiritaanka Soomaaliya.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
 
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe Sh.Maxamed .Y. Xeefoow
Sh.Maxamed .Y. Xeefoow