Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Khadhiibada Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Goballada dhexe oo maanta Qudbadahoodii kula hadlay shacabka Soomaaliyeed


29 01 2010
Khadhiibada Culimada Soomaaliyeed ee Ahlu-sunna Wal-jamaaca ayaa maanta Khudbadahooda uga hadlay xaaladda Maanta dalka Soomaaliyeed iyo Ummadda Soomaaliyeed marayaan.
 
Culimada ayaa Khubadahooda inta badan uga hadlayey Mashaakillada ay Khawaarijtu ku abuurtey waddanka Soomaaliya iyo Gumaadka ay u geysateen Shacabka Soomaaliyeed.
 
Khadhiibada Culimada ahlu-sunna Wal-jamaaca ayaa Shacabka Soomaaliyeed ku booriyey inay aayaha Soomaaliya ka tashadaan, meel cadna kawada istagaan dadka ayaaha iyo sii jiritaanka Soomaaliya carqaladaynaya.
 
Waxay Culimadu aad uga hadleen Khudbadahooda in ay Waajib tahay in lala Dagaallamo Khawaarijta Mayalka adag ee loo soo direy in ay waddanka Soomaaliya fidneeyaan.
 
Ugu dambeyntii waxay Culimadu Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan iyo Shacabka Goballada dhexe gaar ahaan u sheegeen
 
in ay tahay lagama maarmaan in lala dagallaamo Khawaarijta si loo badbaadiyo Diinta, Dalka iyo Shacabka Soomaaliyeedba.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Galguduud,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe Sh.Maxamed .Y. Xeefoow
Sh.Maxamed .Y. Xeefoow