Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Ciidamada Ahlu-sunna Wal-jamaaca oo wada Qorshe ballaaran oo Khawaarijta Waddanka Gebi ahaantiisa looga saarayo


30 01 2010
Ciidamada Milateriga Ahlu-sunna Wal-jamaaca ayaa wada qorshe ay ku doonayaan in xididada logu siibo Khawaarijta, loogana sifeeyo waddanka gudihaasa sida ugu dhaqasaha badan ugana macquulsan.
 
Sidoo kale Ciidamada Ahlu-sunna Wal-jamaaca ayaa wada qorshe ballaaran oo lagu doonayo in Khawaarijta laga soo weeraro meelo badan oo waddanka Gudihiisa ah.
 
Waxay Ciidamad Ahlu-sunna Wal-jamaaca doonayaan in ay Khawaarijta hal mar weerar loga soo qaado Hiiraan, Bay iyo Bakool, Gedo iyo Jubbada Hoose si saf mar ah, si markaas hal mar Khawaarijta cadaadis dagaal meel walba looga saaro, dabadeedna waddanka looga sifeeyo.
 
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Ciidamada ahlu-sunna Wal-jamaaca waxaa la filayaa horraanta Asbuucyada soo-socda in lagu dhaqaaqo arrintaas fulinteeda, iyadoo la filayo in weerar lagu soo qaado Bay iyo Bakool iyo Gedo, oo hal saf ah, iyadoo dhanka kale Goballada dhexana Weerar looga so qaadayo, waxaa sidoo kale weerar lixaad leh looga soo qaadayaa dhankaas iyo Jubbada Hoose.
 
Qorshahaan ayaa waxaa la filayaa in uu fududeyn doono rujinta xididada Khawaarijta oo dhibaato badan ku haya Ummadda Soomaaliyeed iyo weliba Dalka Soomaaliyeed.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe Sh.Maxamed .Y. Xeefoow
Sh.Maxamed .Y. Xeefoow