Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Xoogaga Ahlusunah oo dagaal Saf balaaran ah ku la wareegay Magaalada B/Xaawo


31 01 2010
Xoogagga Ahlusuna waljamaaca ee gobolka gedo ayaa waxaa ay xalay fiidkii ay weerar lixaad leh ku qaadeen saldhiga booliska degmada b/xaawo oo ee ay gacanta ku hayeen wahaabiya waxaana halkaas ka dhacay dagaal looga awood roonaaday khawaarijta casriga,
 
Dagaalkaan ayaa ahaa mid si wanaagsan loo soo qorsheeyay waxaana ay Xoogga Ahlusuna gacanta ku dhigeen saldhigaas oo ay iskaga carareen wahaabiyadii xiligaas ku sugnayd waxaana ay halkaas ka heleen Culumada Ahlusuna waljamaaca Hub iyo Rasaas.
 
Xoogaga Ahlusunah ayaa Sadax goobood oo mucayin ah bar til maamaystay, Barahaan ayaa kala ahaa Koontaroolka, Saldhiga booliska, iyo Guri ay Shir ku lahaayeen Saraakiiil ka tirsan Khawaariijta.
 
Markii ay muda haysteen ayay ciidamada Ahlusuna waljamaaca iskaga baxeen halkaasi waxaana ay hada ku sugan yihiin duleedka magaalada baledxaawo ee gobolka gedo.
 
Magaalada B/xaawo ee gobolka gedo ayaa waxaa awal gacanta ku hayay wahaabiyada shabaab oo Afduub ku hayay dadka deegaanka oo ay lacago baad ah ka qaadan islamarkaasna ay ku fuliyaan wax walba oo ay iyagu doonayaan, dadka ku dhaqan deegaanka B/xaawo ayaa waxaa ay si weeyn u soo dhaweeyeen soo galitaanka Culumada Ahlusuna waljamaaca iyagoo doonaya in ay mar arkaan wahaabiyada oo magaalada iskaga huleela.
 
Sargaal ka tirsan Xoogaga Ahlusuna waljamaaca ayaa u xaqiijiyay Radio Mustaqiim in uu dagaalkaas ahaa mid u fulay sidii loogu talagal islamarkaasna ay Culumadu guul weeyn kasoo hoyeen hadana ay dib ugu noqondeen Duleedka magaalada baladxaawo oo aysan hada sidaasba uga sii fogayn,


 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
 
B/Xaawo, Gedo
 
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe Sh.Maxamed .Y. Xeefoow
Sh.Maxamed .Y. Xeefoow