

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
|
Ciidamada Ahlu-sunna Wal-jamaaca
oo tijaabiyey awoodda Khawaarijta
Gedo iyo weeraro la filayo in
lagu qaado Khawaarijta Gedo iyo Bay iyo Bakool
31 01 2010
Ka dib qorshe ballaaran oo
waayadaan oo dhan wadeen
Saraakiisha sar-sare ee
Ciidamda Ahlu-sunna Wal-jamaaca,
ayaa waxaa tijaabadii ugu
horreysay shalay laga
sameeyey Magaalada Baladxaawo
ee Gobalka Gedo.
Sida ay sheegayaan wararka ka
imaanaya Ciidamada Sirdoonka
Ahlu-sunna Wal-jamaaca, waxaa
wiiqmay awoodda Khawaarjta
Al-shabaab, ka dib markii ay
kala kulmeen cadaadis badan
Shacabka Soomaaliyeed, taasoo
u keentey in ay la daagaalami
waayaan Shacabka Soomaaliyeed dhammaantiis.
Waxay bilaabeen in ay Khawaarijtu
meeshii Dagaal ku qabsadaba ay
waxay Malleeshiyo hayaan isugu
geeyaan, taasoo sida la og yahay
ay Maleeshiyadoodii ay isugu
geeyeen Goablka Hiiraan, halkaas
oo in badan oo ka mid ah looga laayey.
Shalay ayey Ciidamada Ahlu-sunna
Wal-jamaaca tijaabiyeen warar
hoose oo uu Sirdoonka Ciidamada
Ahlu-sunna Wal-jamaaca soo tabiyey,
oo ahayd in ay Khawaarijtu Cududooda
Maleeshiyo isugu keeneen Gobalka Hiiraan.
Shalay ayaa Ciidamada Ahlu-sunna
Wal-jamaaca weerar ku qaadeen
Sal-dhigyada Booliiska Magaalada
Balad-xaawo, halkaas oo intii
Khawaarij joogtey lagu laayey.
Ciidamada Milateriga Ahlu-sunna
Wal-jamaaca ayaan u gelin Magaalada
Baladxaawo ee Gobalka Gedo in ay
qabsadaan ee waxay u galeen in ay
tijaabiyaan in ay Khawaarijtu
awoodoodii ay hal meel isugu
geeyeen taasoo shalay dhabowday.
Hadda ayaa Ciidamada Ahlu-sunna
Wal-jamaaca doonayaan in ay weerar
ba’an ku ekeeyaan dhammaan goballada
Gedo iyo Bay iyo Bakool, si
markaas looga faa’iideysto
Khawaarijta oo hadda mareysa
meesha ugu xumayd abid.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com


Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe

Sh.Maxamed .Y. Xeefoow
|
|