

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
|
Siyaaradii caalimiintii karaamaysnaa
ee sheikh LOO BOGE iyo sheikh SACAD
DAA’UUD RM oo lagu qaanayo
Magaalada London ee UK
1 02 2010
شي لله يا شيخنا لو بغو سراج الهدى
وإمامنا لو بغوا من للدين قد أيدا
قرة العيون بك إذ أتيتنا مرشدا
Sheekh Xasan sheikh Muxammad
Gacma Gaab oo ah Qaban
qaabiyaha ziyaarada labada
Caarif ee Sheekh Loo boge
iyo sheikh Sacad Daa’uud
wuxuu la socodsiinayaa dhammaan
Culammaa’uddiinka iyo Jamaacooyinka
Ahlu sunna wal Jmaaca in
magaalada London lagu qaban
doono Siyaaradii labada
sheikh eekor ku xusan.
Siyaarada ayaa waxay dhici doontaa
20 – 02 – 2010 inshaa’allaah ,
waxaana laga rajaynayaa
muslimiinta in ay siyaarada
saalixiinta uga soo qayb
galaan sidii horey uga soo
qayb geli jireen.
عند ذكر الصالحين تنزل الرحمة
Wixii fah faahin dheeraada kala
xiriir telefonnada kala ah :
07940125030 iyo 07961901050.
Ahlusunna.org


Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe

Sh.Maxamed .Y. Xeefoow
|
|