

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Khawaarijta Alshabaab Cagta sifiican ula helay wadadii Bur burka
2 02 2010
Koox kasta marka ay soo taag
darrayso waxay leedahay
calaammado lagu garto oo
muujinaya inay hawada ka baxayso .
Kooxda khawaarijta ah ee Al-shabaab
oo beryahanba cagta saaratay waddadii
bur burka , tan iyo markii ay ku
hoobateen dagaalladii Gobollada
dhexe ayaa waxaa hubaal ah in
gabbalkoodu sii dhacayo.
Calaammadaha laga dheehan karo raja
beelka ku dhacay Khawaarijta Al-Shabaab
ayaa waxaa ka mid ah :
1. Dilalkii iyo ciqaabtii ay u geysteen
dhallin yaradii u qaabbil sanayd dilalka
qorshaysan ee saxaafaduhu soo bandhigeen .
2. Waayeelkii 70-aatan jirka ahaa ee ay
u magacaabeen Tuulada Ceel Garas ,
taasoo xataa ka hor imaanaysa magacii
ay la baxeen ee alshabaab.
3.Xoolaha ay ku sheegeen Zakada ee ay
u qaybinayaan dadkii ay ku
sheegi jireen gaalada.
4. Adeegsigii magaca Xisbul Islaan
ka dib dagaalladii ka dhacay
Magaalada Beled wayne ee caasimadda
Gobolka Hiiraan , iyadoo horey wacad
ugu mareen in ay tir tirayaan magacaas.
5. Calanka Somaalida ee lagu dul
sawiray markii ay Baydhabo kula
wareegayeen kooxda Xasan Turki.
6. Hadalkii cajiibka ahaa ee ay uga
digeen in ay imaanayaan hay’ado mareykan
ah oo doonaya in ay shacabka qarxiyaan .
dad bandanna ayaa fahmi waayey shabaab
oo ka damqanaya in la qarxiyo shacabka
soomaaliyeed , iyo xiriirka ay la
leeyihiin sir doonka mareykanka
ee ay ku ogaadeen in ay qaraxya fulin doonaan.
Arrimahaas iyo kuwa kale oo aad
uga badan ayaa ahaa kuwa aan marna
looga baran khawaarijta alshabaab ,
laakiin isbeddel xooggani ku ymid
ka dib halaaggii iyo gumaadkii ka
soo gaaray Mujaahidiinta ahlu sunna
wal jamaaca oo ku xasuuqay gobollada dhexe.
Ahlu sunna media kala soco waraar ,
xogo iyo barnaamijya joogta ah.

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|