Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Qaatilka weyn ee khawaarijta qarniga , dilaa sare Xasan daahir aways oo baroor afka labadii yeeriyey


3 02 2010
Qaatilka weyn ee khawaarijta qarniga , dilaa sare Xasan daahir aways ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in saraakiil ka tirsan Xizbigiisa oo uu ku jiro ku xigeenkiisii Xasan Turki ay ku biireen Khawaarijta Al-Shabaab, isagoo ku eedeeyey Shabaabka in ay jebiyeen ballamo ay horay u galeen.
 
"Bayaanka ka soo baxay Baydhabo shaqsiyaad ayaa ku biiray, waliba waxay ahaayeen dad horay uga baxay Xizbiga, marka waxaan caddeyneynaa in aan hadalkaas lagu kadsoomin" ayuu yiri gacan ku dhiigle Xasan Dahir oo wel wel badani ka muuqday.
 
" Anaga iyo walaalaha Shabaab waxaan ku ballanay inaan la kala wadan ciidammada, laakiin waxaa inoo muuqata in ballantii ay jebiyeen oo ay bililaqo sameeyeen" ayuu mar kale kale ku baroortay , dilaaga oo ay muuqato in uu soo gaaray xilligii isaga la dili lahaa .
 
Xasan daahir ayaa hadda ka hor ku guul darreystey inuu ku biiro kooxda shabaabka , waxayna hadda shababku isla dhex marayaan in odayga hadalkiisu batay uuna mudanyahay in loo soo dedejiyo halaaggiisa.
 

Ahlusunna.org
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe