

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Xijaab ku sheeg gaar ah oo ay Al-shabaab
ka Ganacsato ayay ku soo rogtey meelaha ay ka taliso
3 02 2010
Khawaarijta Al-shabaab ayaa
wax alle iyo wixii ay ka
gacansadaanba in ay meelaha
ay xukumeen ku soo rogaan,
si ay dad-weynuhu u
isticmaalaan iyaguna uga faa’iidaan.
Waayo dhaweyd ayaa waxaa socday
Maryo ka duwan kuwii horey ay
u istcmaali jireen oo ay waddanka
Soo geliyeen, Maryahaas ayaa
ka samaysan maro qaali ah oo
aad u adag, oo ah isku joog,
wuxuu kaloo wataa Sharabaadyo
iyo gacmo gashi iyo niqaab.
Waxay ku soo geliyeen waddanka
qiime qaali ah oo ilaa $55 ah
xabbaddii, taasoo qofkii aan
iibsan uu la kulmayo ciqaab adag.
Jalbaab ku sheegaas ayaa iibsigiisu ku
adkaadey dhammaan Shacabka
Soomaaliyeed oo markii
horeba la’aa waxay cunaan.
Waxaad Maradaan ay ku sheegeen
Al-shabaabku Jalbaab aad ku
arkeysaa dukaan kasta Magaalooyinka
ay haystaan, iyadoo Dumarkii
aanan qaadan La jeedalayo,
taasoo keentey in badan oo
Dumarka Reer Kismaayo iyo Reer
Jawhar ah in lagu garaacey ka
dib markii ay qaadan waayeen
Maradaan oo ay awoodi waayeen.
Maradaan ayaa Ganacsatada
Al-shabaabku waxay ka keeneen
waddanka dibaddiisa, waxayna
ugu tala-galeen in ay kaga
faa’iideystaan meelaha ay xukumaan.
Sida ay sheegayaan dadka u
kuur-galay Maryahaas, waxay
Khawaarjtu ka soo gasha lacag
aad iyo aad u fara-badan, taasoo
ay ku daboolaan wax alle iyo
wixii dhanka Milateri ay uga baahan yihiin
Waxaa arrintaan aad uga xumaadey
Shacabka Soomaaliyeed ee ay
Khawaarijta Al-shabab mar
walba sun-dulle uga dhigeyso
arrimo iyaga u gaar ah oo ay ka ganacsanayaan.
Arrintaas ayaa dhibaato kale
Shacabka Soomaaliyeed ku noqonaysa
maaddaama ay horey dhibaatooyin
badan ugu hayeen oo dhanka
noloshaha iyo dhanka ammaan ahba.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|