

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Al-shabaab oo qiratey in
ay Argagixiso Caalami ah yihiin
5 02 2010
Khawaarijta Al-shabaab ayaa
shaaca ka qaaddey in yihiin
Argagixiso Caalami ah oo ay
Khatar galinayaan dhammaan
Ummadaha adduunka ha ahadeen
Waddamada Muslimka ah iyo
kuwa aan Muslimka ahaynba.
Khawaarijta Al-shabaab ayeysan
u kala soocnayn Muslimiinta
iyo Gaalada iyagoo u arkaya
in iyaga waxa aanan ahayn
aysan Muslim ahayn, oo iyagu
kaligood Diinta Islaamku haystaan.
Warkaan ayaa ka soo baxay
Khawaarijta Al-shabaab ka
dib markii ay la midoobeen
Kooxda kale ee aan awoodda
lahayn ee Raaskombooni,
waxayna iyagoo Saxaafadda
la hadlaya qirteen in yihiin
Argagixiso Caalami ah oo ay
la dagaalladamayaan dhammaan
Ummadaha Adduunka oo ay
ugu horreyso Ummadda Soomaaliyeed.
Kooxdaan Khawaarijta ah ayaa
sheegey in ay xiriir toosa la
lee yihiin Urur weynaha
Caalamiga ah ee uu hoggaamiyo
Cusaama oo sida la sheegey ah
Urur Takfiiri ah oo aaminsan
in aysan Ummadaha Islaamu
aysan ahayn Muslim ee ay Gaalo yihiin.
Al-shabaab ayaa in badan ka
leex leexan jirey in ay ka
mid yihiin Ururkaas Cusaama,
hase yeeshee hadda ay qirteen,
taasoo lala xiriirnayo in uu
cadaadis kaga yimid dhanka
Ciidamada shisheeye ee la
bar-bar dagaallada Al-shabaab
oo Dibadaha uga yimid.
Si kastaba ha ahaatee, Ururka
Khawaarijta Al-shabaab oo
Ummadda Soomaaliyeed in badan
oo ka mid ka qorsoonayd wax
ay yihiin ayaa hadda afkooda
Soomaali isugu sheegey in
aysan Soomaali ahayn ee ay
yihiin dad Caalami ah
qatarna ku ah Waddamada
Islaamka iyo Ummadaha kalaba.
Arrintaan ayaa loo baahan yahay
in uu Shacabka Soomaaliyeed
aad u fahmo loona baahan
yahay in si deg-deg ah
looga hortago Shartaan
Caalamiga ah.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|