Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Maamulka Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Goballada dhexe oo ku Xukumay eedeysanayaal xabsi muddo dheer ah


5 02 2010
Maamulka Culimada Soomaaliyeed ee Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Goballada dhexe ayaa maanta ku xukumay xabsi muddo dheer ah dad ku eedaysnaa in ay Khal-khal galinayeen ammaanka Magaalada Caabudwaaq, kana dhaga adeygeen Awaamiirta Maamulka Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca.
 
Maxkamadda heerka koowaad ee Maamulka Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Caabudwaaq ayaa ku ridday xukunkaan Rag ay ka mid ahaayeen Guuleed Cali, oo lagu soo eedeeyey in ay khal-khal gelinayeen Ammaanka Magaalada Caabudwaaq.
 
Raggaan ayaa sida Maamulka Culimadu sheegeen ku dhax qaatey Magaalada Dhexdeeda Hub, kaasoo kal hore Maamulka Culimadu mamnuuceen in Magaalada Dhexdeeda Hub lagu dhex qaato.
 
Raggaan ayaa Maamulku inta uusan tillaabo ka qadin u digey in ay dhigaan hubka ay magaalada ku dhex wataan, hase yeeshee way ka dhaga adeygeen, kuwaasoo markii dambe ay soo qabteen Ciidamada amniga Magaalada Caabudwaaq, dabeedna loo gubiyey Maxkamadda Maamulka Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Magaalada Caabudwaaq.
 
Maxkamadda ayaa raggaan oo ka koobnaa ilaa saddex nin ku xukuntey xarig muddo 13-blaad ah, taasoo ay Maamulka Culimadu ku sheegeen in ay tahay tacsiir maaddaama ay ka dhaga adeygeen in ay joojiyaan Jabinta Awaamiirta Culimada Ahlu-sunna wal-jamaaca.
 
Arrintaan ayaa noqonaysa markii ugu horreysay ee ay Maamulka Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Caabudwaaq ay ku xukumaan eedeysanayaal Xarig muddo dheer ah, taasoo sida ay Culimadu sheegtey loogu tala-galay in ay kuwaano qaataan dadka kale.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe