

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Maamulka Culimada Ahlu-sunna
Wal-jamaaca ee Goballada
dhexe oo Bandaw hamiinkii
ah ku soo rogey qaar ka
mid ah Magaalooyinka
Maamulkaas hoos taga
6 02 2010
Maamulka Culimada Soomaaliyeed
ee ahlu-sunna Wal-jamaaca ayaa
Xalay ku soo rogey Bandaw
Magaalooyinka Cadaado iyo
Caabudwaaq, Bandawgaas oo
xalay halkaas ka dhaqan galay.
Bandawgaas ayaa wuxuu bilaabanaya
9-ka hamiinimo wixii ka dambeeya,
taasoo sida ay sheegeen Maamulka
Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee
deegaannadaas la doonayo in
lagu koontaroolo Ammaanka Magaalooyinkaas.
Ciidamada Ammaanka ee Magaalooyinka
Caabudwaaq iyo Cadaado ayaa
sheegey in hamiinka waqtiyada
dambe ay magaalooyinka soo
galaan dad laga shakiyo, oo
qaarkood maandooriye isticmaalaan.
Maamulka Culimada Ahlu-sunna
Wal-jamaaca ee Goballada
dhexe ayaa taas ku micneeyey
in ay tahay tillaabo muhiim
ah oo lagu sugayo amniga
magaalooyinkaas.
Ma ahan markii ugu horreysay
oo tillaabo noocaas oo kale
ah qaadaan Maamulka Ahlu-sunna
wal-jamaaca ee Goballada
dhexe horeya ayey dhawr
jeer tillaabooyinkaas oo
kale uga hir-galiyeen
Magaalaayinka Guriceel
iyo Dhuusamareeb, taasoo
dad badan lagu so qab-qabtay
oo ammaanka Magaalooyinkaas
doonayey in khal-khal geliyaan.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Caabudwaaq, Galguduud,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|