Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Shaydaanka ugu wayn khawaarijta Xasan Dahir oo lagu dilayo Mididii ow samaystay


7 02 2010
Khilaaf xooggan ayaa ka dhex aloosan gacan yaraasha xasan daahir uweys oo u badan khawaarij ay isku qabiil yihiin . khilaafkan ayaa la sheegayaa in uudhashay ka dib markii qaar ka mid ah saraakiishiisa gacan ku ganbadka ah ay soo jeediyeen in ay isaga biiraan shabaabka , maadaama xisbigii bur buray , Guddoomiye ku xigeenkiisii Xasan Turkina uu ku biiray khawaarijta Alshabab.
 
Shalay ayey ahayd markii saxaafaduhu shaaciyeen in Lix nin oo ka mid ah Saraakiisha khawaarijta Al-Shabaab lagu khaarijiyey gobolka Shabeeladda hoose ka gadaal markii ay ka biyo diideen qorshe ay shabaabku doonayeen in lagu dilo danbile Xasan Dahir Aweys, Warar la helay habeennimadii xalay ayaa tibaaxayey in lixdan Sarkaal ee la dilay ay ku reer ahaayeen Xasan Dahir Aweys, Saraakiisha la dilay ayaa la sheegay in amarka lagu khaarijiyay ay bixiyeen hoggaamiyeyaasha sare ee Al-Shabaab.
 
Kooxaha kala duwan ee khawaarijta casriga iyo dad kale oo fara badan ayaa aamminsan in kooxda al shabaab aysan sina ku dayneyn xasan daaahir uways oo u muuqda mid ay soo af jarantay siyaasaddiisii qallafsaneyd.
 

Ahlusunah Midia
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe