

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca
oo ku jira Diyaar garaaw dagaal iyo
taba-bar u soo xirmay ciidamo ka
qayb qaata dagaalkaas
7 02 2010
Culimada Soomaaliyeed ee
Ahlu-sunna Wal-jamaaca ayaa
wada qorshe ballaaran oo ay
ugu diyaar garoobayaan dagaal
Culus oo ay ku qaadi doonaan
Dhammaan Xurumaha Khawaarijta.
Diyaar garoowgaan ayaa waxaa
laga dareemayaa dhammaan Magaalooyinka
uu ka kooban yahay Goballada Dhexe
iyo Mudug-ba. Waxaa kaloo laga
dareemayaa diyaar garoowgaan
Goballada Gedo iyo Bay iyo Bakool.
Asbuucaan iyo kii la soo dhaafey
ayaa waxay Culimadu wadeen Qorshahaan
oo loogu tala-galay in weerar saf
ballaaran ah logu qaado dhamman
Goobaha ay fadhiyaan Khawaarijtu.
Dagaalkaan Culus ayaa waxaa la
fiyalaa in si wada jir ah looga
bilaabo Ceelbuur, Gobalka Hiiraah
caasimaddiisa Baladweyne, Bay
iyo Bakool iyo Gobalka Gedo,
iyadoo la filayo in Ciidamo
la dhex geeyo Jubbooyinka
si ay u ilaaliyaan Gurmadka
oo markaas loo kala gooyo
isu socodka Khawaarijta oo dhan.
Maamulka Culimada Ahlu-sunna
Wal-jamaaca ee Goballada dhexe
ayaa soo gaba-gabeeyey taba-bar
ay ugu soo xirayeen ciidamo ka
qayb qaata dagaalkaas la filayo
in ay si deg-deg ah ku qaadaan.
Dhanka kale arrintaas oo kale ayaa
waxay ka socotaa Doolow iyo Bay
iyo Bakool, halkaas oo Ciidamo
badan lagu diyaariyey oo taba-barna
uu halkaas ugu soo dhammaaday,
iyadoo la filayo marka ay Maamulka
Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca
ee Goballada dhexe ay ku qaadaan
weerar Khawaarijta, ay isla markaas
Ciidamda Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee
jooga Gedo iyo Bay iyo Bakool iyagana
ay geestooda ka bilabaan, taasoo la
rajaynayo in si fudud xididada
loogu siibo Khawaarijta.
Wixii wara oo arrintaas ka soo
kordha kala soco Wararka naga danbe
Xafiiska Wa-qabadka ee Mustaqiim
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|