Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Qaar kamid ah Culuma’udiinka Ahlusunnah ee Wadanka Kenya oo Shil Gaari ugeeriyoodeen.


7 02 2010

 
War deg deg ah oo iminka inaga soo gaaray Magaalo madaxda Dalka Kenya ee Nairobi ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka dhaceen fal naxtin leh kadib gaari ay saarnaayeen qaar kamid ah culuma’udiinka ahlusunnah waljamaac ee Wadanka Kenya oo ku qalibmay inta udhaxeeya Garisa iyo Nairobi, falkaasi oo dhaliyay qasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
 
Culuma’udiinka ku geeriyooday Shilkaan Gaari ayaa waxa kamid ah Sh: Xusen Max’ed xaashi (Sh: Xusen USC) oo ahaa Mudaris wax ka aqriyay Masjidyada iyo Mowlacyada Wadanka Kenya iyo Sh: xasan Xirsi Qeyre Waacid Ahaa iyadoo sidoo kale dhaawac culus soo gaaray Sheekha Caalimka ah Sh: Xasan Sh: Ax’ed Ow Cali (Sh: Xasan Madoobe) oo ahaa Mudariska Kutubaha ka aqriyo Masjidka 3rdka .
 
Shilkaan ayaa dhacay kadib marki Subaxnimadi hore ee saakay safar ugu ambabaxeen magaalada Gaarisa halkaasi oo ku geeriyooday Sheekh la dhashay Sheekh xasan madoobe oo ay doonayeen culimada in Meedka sheeekha halkaasi ku tartiibiyaan ayaa waxa dhacay inti ay wadada kusii jireen arinkaan lama filaanka ah.
 
Hadaba Tacsida Naxtina leh ee kutimid Culimadaan ayaa waxa looga tacsiyeenaa dhamaan Culuma’udiinka Ahlusunnah Waljamaac meel kasta oo ay joogaan iyadoo si gaar ah loogu tacsiyeenaayo ehelka iyo qaraabadi ay ka geeriyoodeen culimadaan in eebe kasiiyo samir iyo iimaan iyagana eebe ka waraabiyo Janadi Fardowse .
 
Waxa si isdaba jog ah usoo gaarayay shabakada Warsheekh Dhambaalada Tacsida Kutimid Qaar kamid ah Culuma’udiinka Ahlusunnah Waljamaac iyadoo tacsidaana ay dirayaan Culuma’udiinka Ahlusunnah ee ku kala sugan Daafaha Caalamka gaar ahaan Magaalooyinka Nairobi iyo Kambaala .
 
Magacyada Masha’iqda Tacsida Direeso
 

1. Shariif C/llaahi Shariif Xasan Mudariska ahna Imaamka Masjidka 12ka Nairobi
 
2. Sh: Ax’ed Sh: Aweys (Saxibul Sajaadatil Qaadiraytil Caliya)
 
3. . Sh: Cisman Sheekh Cumar (Sheekh Cisman Xidig)
 
4. . Sh: C/qaadir Xaaji Cali (Sheekh Baajuuri) Mudariska Masjidka 12ka Nairobi
 
5. Sh: Da’ud Sh: Max’ed Sh: C/raxman Ow Cumar
 
6. Sh: Cumar Sh: Max’ed Sh: C/raxman Ow Cumar
 
7. Sh: Shanyalow Sh: Max’ed Nuur Bin Luqman
 
8. Sheekh C/qaadir Macalin Ibraahim (Suni)
 
9. Sheekh Xasan Aadan (Kamacle)
 
10. Sheekh Cabdifitaax Sheekh Maxamed Guuleed
 
11. Sh: Musdafa C/laahi Bulxan Mudaris Masjidka Alxaq Plaza Nairobi
 
12. Sh: C/llaahi Cali Aadan (Sh: Duduble)
 
13. Sh: Sahal Macalin Xasan Waacid Masjidyada Nairobi
 
14. Sh: Cisman Sh: Max’ed Sh: C/raxman Ow Cumar
 
15. Sh: Muxidiin Laashin
 
16. Sh: Muxidiin Sh: Nuur Cali Barow
 
17. Xaji Xasan Cade Xamarow
 
18. Sh: Ax’ed Sh: Cabdi Shiikhaal
 
19. Sh: C/raxman Sh: Cabdi Shiikhaal
 
20. Sh: Ax’ed Sh: Cusman Sariire
 
21. Iyo Dhamaan Xirta Reer Sheekh C/raxman Ow Cumar
 
22. . Sh: Ax'ed Salaad
 
23. , Sh: Maxamed Faandho
 
24. Sh: Ismacil Cali Rooraaye
 
25. Sh: Feysal Yusuf Kulane
 
26. Sh: Isxaaq Xaaji Bin Muse
 
27. Sh: C/jibaar Sh: Xasan Sh: yusuf
 
28. Sh: Aanis Cali Maxamud
 
29. Sh: Abukar Axmed Yare
 
30. Sh: Jaamac Dheere iyo Faarax
 
Waxa Tacsi tan lamid ah Diyrayo Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Websityada Warsheekh, Mustaqiim, Ahlusunanah.org Shaaficiyah iyagoo eebe uga baryay in culimada ka waraabiyo Janatu Fardowsa Bacdigoodna Umada Fidneenin Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun
 

Kala Soco Macluumaad Muhiim Ah www.warsheekh.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe