Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Wararkii ugu dan beeyay xaalada Culumadii Gaarigu larogmaday


8 02 2010
innaalillaahi wa inaa ileyhi raa jicuun waxaa maanta magaalada gaarissa ku geeriyooday 3Sheikh oo ay kamidyihiin Sh.Xasangeyre iyo Sh.Xuseen M.Xaashi iyo qof haweeney ah.
 
halka ay kudhaawacmeen 3kale oo uu kamid yahay calimka weyn ee Sh.Xasan Madoobe.
 
geerida iyo dhaawaca ayaa timid kadib markii baabuurkii ay wateen oo ku gadoomay inta u dhaxeysa Gaarissa iyo Nairobi.
 
abaara 2dii duhurnimo ayaa geeri dag dag ah kutimid Sh.Xuseen Macalin Xaashi iyo sh.xasan Xirsi Sahal oo ku magac dheer Sh. Xasan Geyre iyo gabar haweeneyah oo layiraahdo xamdi maxamed Sh,Axmed Awcali halka uu ku dhaawacmay caaalimka weyn Sh,Xasan Sh,Axmed Awcali iyo Cawil Cabdulqaadir Macalin cilmi iyo darawalkii gaarigaas oo lagu magacaabay jaabir.
 
wararka naga soo gaaraya magaalada Gaarisa ayaa sheegaya in ay wanaagsantahay xaalada Sh.Xasan Madoobe waxa ayna wararka intaa ku darayaan in sheikhu dhaawaca kagaaray wajiga iyo ilkaha waxaana xaaladiisa caafimaad daran tahay Cawil Cabdulqaadir Macalin oo isaga wax kagaareen madaxa oo ay qaar kamida lafihiisa bur bureen wixii intaa kadheeriya waxaadkala socon doontaan wararkeena danbe.
 

xuseenxaaji faarax
xuseenxaaji0@hotmail.com
Nairobi, Kenya
Mustaqiim.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe