

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Tacsi tiiranyo leh oo aay dirayan culumada ahlusunna ee yurub?
8 02 2010
Geerido waa xaq qofkastana
waa haleleysaah lagu waari
maayo aduunkaan.
Geeridii ku timid culumadii
waa weyneyd ee ahlusunna
ma ahan mid la hilmami karo.
Sh.xasan xirsi sheikh xasan
geyre iyo Sheikh xuseen maxamed
xaashi Sh xuseenbiri walbaxri
ayaa ku geriyoday shil gaari
oo kadhacay gobalka noo istan
Ee wadanka kenya halka Sheikh
xasan Sheikh axmed awcali iyo
Sheikh cawil ay yihin kuwa dhawac ah .
dhamaan culumada ahlusuna
Ee ku dhaqan wadamada rer yuurb
ayaa halkaan tacsi tiiran yo leh
uga diraayah bulshaweynta soo
maaliyeed iyo ahlusunna
waljamaca mel kastoo ay joogaan
si gaar ah waxay tacsi u dirayaan
eheladii iyo qarabadi iyo asaa
xabtii ay ka geeriyoodeen
culumadaas wa weyn waxana
kamdi ah culumada u tacsiyey
neysah culumada geriyootay .
1.eikh maxamud cali Sheikh maxamud guraceel.
2.Sheikh . cabdirisaaq yuusf Adan.
3.Sheikh cabdiraxmaan mire jimcaale.
4.sheikh Cabaas maxamed sheikh yuusf
4.Sheikh cali cilmi sheikh Cali yare.
5.Sheikh muxyidiin xasan ayaanle.
6.Sheikh cabdi cali.
7.Mo alim Siciid.
8.Dr rashiid Sheikh maxamed .
9.Sheikh maxamuud Mxamed sabriye.
10.Sheikh cali looboge.
11.Sheikh mohamed saafi mo alaim saciid.
iyo dhaman axbabta ku nol
wadamada yurub ee ahluusna
waljamaca waxayna leyihin
mowluhu ha uga dhigo janatul
fardowso makanu daaqooda.
Culumada kale ee dhawaca ahna
fadliga rasuulka ilahay kuwii
ka kaca ha ka yeelo aaamin aamin.
By abaas mohamed sheikh

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|