Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Siyaradii Sheikh yusuf Sh ibrahim iyo Sheiklh maxamed guuleed oo lagu qabtay magaaloo yinka londan iyo stchlom.?


8 02 2010
Siyaradii sheikh yusuf sh ibrahim iyo sheiklh maxamed guuleed oo lagu qabtay magaaloo yinka landan iyo stchlom.
 
Waxaa lagu qabtay mowsinkii siyaradii labadii sheeikh ee wa weynaa sheiklh yuusf sheikh ibraahim iyo sheikh maxamed guled magalo madaxyada wadamada eglan iyo swedhan.
 
Siyaarada oo aay ka soo qeyb galeen dhamaan culumaa udinka ahlusunaa waljamaca iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan wadamada uk, swedhan, ayaa waxay u dhacaday qaab aad u sareeyah, ayadoo lagu fur furtay ayadaha quranka karimka ah iyo saliga nabiga csw iyo tawasuka awliyada oo ay u horayaan labada sheeikh ee la joogo mowsinka xuskooda.
 
xaflada in ta ay socotay waxaa si toos ah uga la socday barta in terneydka ee baltoga ah dhaman axbabta ku kala nool dafaha iyo dacalada aduunka .
 
sheikh muxyidiin xasan ayanle, sh cabdirisaq yusf adan iyo sheikh Cali nurcilmi sh cali yare sh.cabdiraxman mire jimcale iyo sh maxamud guraceel oo akamdi aha culumadii ka kala qeyb gashay xafladaahas ayaa si qota dheer uga qisooday manqabooyinkii culumadaas masuurinta ah ee lasiyaranayay .
 
Sheikh cali nuur cilmi oo loo yaqano sheikh cali yare oo kamid ahaa culumadii ka qeyb gashay shirweynihii ahlusunna ee lagu qabtay galgaduud bartamihii bishii tagtay oo siyartay qabriga sheikh yusuf ayaa uga war bixiyay saairiintii ka sooqeyb gashay xaflada waxuu ku soo arkay qabriga shiikha oo usan muda baadn taginin shiikhu.
 
Waxaa dhextaal u aha muxadarooyinka iyo manqabooyinkaba saliga rasulka CSW iyo qasaa idyo aay qadayeen qar kamid ah macshuuqiinta ka soo qeybgashay xaflada.
 
Ma ahan London iyo Stochlom kaliya melaha lagu weyneynaayo siyarada labada sheikh waxay ka dhacayan dhaman dafaha dunida qasatan magaaloyinka ay ku duganyihin labada sheikh ee Hurrshe iyo Muqdisho, ayadoo sanadkaana uu ka qeyb galay Sheikh maxamud Sheikh xasan gadoomiyaha Ahlusunna waljamaca oo aay ugu danbeysey in kabadan 15sano magalada huurshe oo shiikhiisu ku duganyahay waana mid farxgalisay dhaman saa irintii ka soo qeyb gashay siyarada waxana la filayaah in xafladanoo kale lagu qabto wiiga danbe magala madaxda 2baad ee wadanka Filand.
 
Waxaa kamid aha culumadii iyo waxgaradkii ka qeybgalay siyarada labada sheikh Ee lagu kala qabtay wadamada Uk, iyo Swedhan .
 

1.Sheikh muxyidiin Xasan ayaanle.
 
2.Sheikh cabdirisaaq Yusuf adan.
 
3.Sheikh cabdiraxmaan mire jimcaale.
 
4.Prof .Mohamed abdiwali sheikh.
 
5.Sheikh cali nuur cilmi.
 
6.Sheikh Cali looboge.
 
7.Caaqil Dayib Maxamed cali.
 
8.Sheikh maxamuud Guraceel.
 
9. Cabaas mohamed
 
10 Sheikh Deeq.
 
Gaba gabadii ayaa halkaas waxaa ugu mahad celiyay dhaman dadkii ka soo qeybgalay xaflada iyo kuwii kala socday barta in terneydka ee baltooga Culumadii ka sooqeyb gashay kana hadashay xaflada ayadoo ilahay uga baryay melkastoo ay joogan ahlusunna in uu xifdiyo jihadka looga soo horjeedo khawarijtana uu guuleeyo .


 
Written by: Abass mohamed sheikh yusuf
Email. cabaaswadani@hotmail.com
 

 
Back

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Maxamud Cali Waceys
Sh: Omar sh.mohamed farax
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe