

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
TACSI TIIRAANYO LEH OO AY DIRAYAAN
ARDADA AHLUSUNNA WALJAMAACA EE WADANKA YEMEN?
8 02 2010
waxaan tacsi tiiraanyo u
direenaa dhammaan Eheladii
iyo qaraabadii ay ka
geeriyoodeen Mashaa,iqda
soomaaliyeed ee shilka
gaari kula dhacay wadanka
Kenya gaar ahaan Culimada
Ahlusunna waljamaaca meel
walbeey ka joogaan Caalamka,
Mashaa,iikhda oo ahaay nuurkii
Ilaahay ee joogay Dunida kor
keeda waxaan mar labaad iyo
mar sadexaad tacsi tiiraanyo
leh u direenaa dhamaan Eheladii
iyo Qaraabdii ay ka geeriyoodeen
anagoo Alle subxaanahu watacaa
u waydiineyna Fasiixa Janaatihi
in uu Geliyo Rasuulkana ku xiro
dadkii iyo Xertii ay ka tageen
Alle siiyo Badal u Dhigma.
junaydi99@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|