

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
mustaqiimcom@hotmail.com
A
ahlusunna
albaabuldiin
nasrudiin
nuuruliimaan
shaaficiyah
shariica
warsheekh
Allpuntland
aminarts
bbcs omali
C
calanka
D
dayniile
G
galgaduudpost
gedonet.com/
gedoweb
gargaarka
H
hiiraan
hornafrik
j
jowhar
m
mustaqiim
N
nuuruliimaan
S
shariica
shaaficiyah
W
warsheekh
waagacusub
wadanka
|
Qaybtii 4aad taariikhda wahaabiyada Soo laabashadii maxamad cabdi wahaab
waa wax lagu yaqan calool ushaqeystayaasha in markii lagu shubo afkaar khaldan in ay dib ugu soo lab taan wadankoodii ayakoo xambaarsan ama ay kadhax dhawaaqee can jalad lagu soo dhax doobay!!
maxamad cabdi wahaab markii uu soo dhamamaystay tababarkii uu soo sii yay jaajuus hamfari wuxuu usoo laabtay dhulkii loo yaqaanay ardul xijaaz oo hada loo yaqaan sucuudu carabiya.maxaa yeelay wadankii uu joogay ee ciraaq waa la ogaaday oo culimadii ayaa kahortimid ayada oo eed loo qabsaday cidii uu lajoogay intii ay wadeen isaga iyo jaajuus hamfari
hagardaamada islaamka waxaana lagu qasbay in uu sidagdaga magaalada ugabaxo wuxuu usii cararay tulada alsubeyr kitaabka cinwaanu najdi ee taariikhda wahaabiyada juska 1-aad bogga 8-aad wuxuu ibnu bishri ku sheegay in markii maxamad cabdi wahaab kasoo cararay magaalada alzubeyr uu meel cid laa haraad kula dhacay kadib asagoo naftiisu halis kusugantahay ayaa waxaa soo maray nin la oranjiray xamdaan oo siiyay biyo uu cabo halkaas ayuu kasii watay maxamad cabdi wahaab cararkisa oo uu kutagay mandiqada al axsaa
halkaasina wuxuu kuladooday culimadii joogtay arima ku saabsay caqiidada doo daasi waxaay sabababtay in markale laga eryo uuna ubaxsado dhanka magaalada xuraymila oo uu aabihii joogay maxamad cabdi wahaab markii uu uyimid aabihii wuxuu kala kulmay mid lamida diidmadii iyo raddintii culimadii kahoreysay ee marba meel kasoo eryeysay kutubta wahaabiyada waxay shegeen in maxamad cabdiwahaab iyo abihii ay siwayn iskaga horyimaadeen maxaa yeelay maxamad cabdi wahaab hadalka uu ku hadlaayo waa hadalkii jaajuus hamfari balse wuxuu huwanyahay shaati islaam waxaa lagu yaqaan dadka gaalada u adeega in aysan ismuujin .
Maxamed C/wahaab wuxuu iftooday,islamarkii uu soo laabtay iyo intii uu joogay ciraaqba, in muslimiinta intooda badan, ay gaalo yihiin, gaalnimadooduna ay ka weyntahay, gaalnimada mushrikiintii qureesh - oo ay ka mid ahaayeen: Abuu Jahal iyo Abuu Lahab 1/120, fiiri Durarkooda 1/160.
In culmmada iyo muslimiinta, inta badan ay gaalo yihiin, waxaa qoraya kitaabka 'Fatxul Majiidka', oo ah kitaabka ugu caansan kutubta Wahaabiyada, waxaana ka mid ah, bogaggiisa ay ku qoreen, takfiirka iyo gaalaysiinta kuwan; 13, 20, 21, 34, 35, 38, 43, 44, 71, 72, 78, 79, 89, 90, 97, 102, 104, 105, 110, 119, 122, 123, 129, 134, 13, 156, 162, 175, 213, 216, 217, 220, 221, 222, 270, 331, 480. Sidoo kale, bogagga Fatxul-majiidka, ee 44, 71, 79, iyo 97 waxay ku qoreen, in ay gaaloobeen muslimiintii ka danbeeyey 3-dii qarni ee hijriyada.
Kitaabkan 'fatxul Majiid', waxaa allifay C/rraxmaan bin Xasan bin Maxamed bin C/wahaab; waxaa Xawaashida u sameeyey Maxamed Xaamud Al-Faqi, waxaa dib u eegay xawaashidiisa, isla markaana tasxiixa iyo tacliiqa u sameeyey, hoggaamiyihii Wahaabiyada C/Casiis Bin Baaz, waana dabcaddii iyo nashrintii 'Daarul Fatxi'. Waxaana kitaabkaas ku qoran in ay gaalo yihiin intaan wahaabiya ahayn.waasida alshabaab iyo aabahood oday xasan dahir aweys ookale.
Maxamed C/Wahaab isagoo arrintaas ka anba qaadaya wuxuu iftooday, in sheekhyadiisii ay gaala ahaayeen, oo aanay fahmin macnaha 'laa’ilaaha illallaah' iyo macnaha Islaamka, uuna beenlaw yahay qofkii tawxiid sheegta isaga hortiis. Wuxuu sheegay in arrintaa - waa fahamka aan looga horeyne - ay tahay, khayr Ilaahay si gaara u siiyey isaga.!!!!wuxuu kawadaa waa la ii waxyoodaa Fiiri kitaabka 'Al-Rasaa’ilu shakhsiyah' oo uu qoray maxamed C/wahaab bogga 187, iyo 'taarriikhu najdi' oo uu qoray Ibnu Gannaam, juska 2-aad, bogga 137 - 138.
Arrintan takfiirka ah, ee muslimiinta lagu gaalaysiinayo, waxay wahaabiyadu ku dhisayeen, kuna taageerayeen, dano gaar ah oo ay Ingiriiska iyo gumaysigii reer galbeedku, ka lahaayeen wadammada muslimiinta ah, gaar ahaan labada Xaram ee makah iyo madiinah. Gaaladu waxay wahaabiyada u isticmaalayeen, oo kula dagaallamayeen, muslimiinta oo dhan gaar ahaan dawladdii islaamka, ee Cuthmaaniyada, waana cadayn doonaa in shaa allaah
hadaba khliaafkii aabihii iyo maxamad cabdi wahaab dhamaray wuxuu sababay in uu fikradii uuwatay ee gaal u adega ehed uu faa fin waayo intii uu noo laa aabihii sida uu qoraayo kitaabka wahaabiyada cinwaanu najdi juskiisa 1-aad bogga 8-aad akhristoow maxamad cabdi wahaab fikirkiisii waxaa kahoryimi aabihiis iyo walaalkii oo labaduba ahaayeen culimada ugu waa wayneed xiligaas walaalkii waxaa ladhihijiray sulaymaan ibnu cabdi wahaab wuxuuna kaqoray kitaab layiraado "(sawaaciqul ilaahiyah can raddi wahaabiyah)"oo macna heedu yahay sawaariqdii ilaaheey oo lagu radinayo fikirka xun ee maxamad ibnu cabdi wahaab oo ah gaalee siinta dadka islaamka ah.
hadii aad isla bar bar dhigto akhristoow maxamad cabdi wahaab iyo midkaan manta wadankena jooga oo ah aaba sharta ee loo ya qaan xasan daahir aweys waxaad fahmi kartaa in ay isku meel kasoo biya cabeen oo labaduba gala ushaqeeyaan bal dib uraac taariikhda xasan daahir iyo kuwa raacsan man hajkisa Xasan Daahir waxaa dagaalada u hogaamiya saraakiil Eratariyaan ah, qorsha kasta oo dagaalka ku aaddan waxaa soo dajiya saraakiisha in xasan uu ushaqeeyo gaalada reer galkbeedka ama kuwalamida waxaa kuu cadeynaya xasan dahir asagoo jooga wadanka erteriya ee israa il taageerto caasimadeeda ASMARA,waxaa laga wareystay dagaalada ka socda deeganadaDhuusamareeb iyo G/riceel waxa uu kalasocdo, idaacadaha VOA iyo BBC-da ayaa si kala duwan u wareystay, waxa uu yiri "dadka ka dagaalamaya deeganadaas ee la dagaalamaya shabaabka in qofkii kamid ah dadkaas ee laqabto isagoo dhaawac ah la dhiibi tirayo, waxa uu yiri" Gaalada waa la deynayaa balse iyadhaawacooda waa la dhiibi tirayaa "!!!! Wax diin lamoodo oo dad badani eedeen ayuu muddo la dul wareegayey daafaha Dhulkeena hooyo wuxuu fulinayey baaqyada Isias afworki sida uu ufulinayay maxamad cabdi wahaab oo kale baaqyadii jaajuus hamfari
lasco Q/shanaad

W/D/culimo kutakhasustay kooxaha kuqarabta magaca diinta
e-mail mascuud66@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|