

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
mustaqiimcom@hotmail.com
A
ahlusunna
albaabuldiin
nasrudiin
nuuruliimaan
shaaficiyah
shariica
warsheekh
Allpuntland
aminarts
bbcs omali
C
calanka
D
dayniile
G
galgaduudpost
galgaduud.net
gedonet.com/
gargaarka
H
hiiraan
hornafrik
j
jowhar
m
mustaqiim
N
nuuruliimaan
S
shariica
shaaficiyah
W
warsheekh
waagacusub
wadanka
|
Taariikhda madow ee wahaabiyada q/6aad dhisidii dowladii wahaabiyada?
Sanadkii 1770,waxaa lagu qabtay sir lab geesooda magaalada darciyahileen darciyah waxa Diana cabaña il ubadnaa yahuud waxen lagu dismays charkas downloader wahabiyada oo had a kajirto advance Saudi Arabia shirhaasi waxaa wakiil uga ahaay dowladii ingiriiska jaajuus hamfari iyo ardaygii jaajuus hamfari waa maxamad c/wahaabe dhinacakale yahuuda waxaa wakiil uga ahaay maxamad bin sacuudi ,maxamad bin sucuudi halka uyu kazoo jedo waxaan ku cadaynay q/5aad ee ka fiiri
Shirkaasi waxaa lagu dhisay labo awoodood oo kala madax banan waxaana kamid ahaay in wixii diini ah looga dan beeyo maxamad c/wahaab wixii siyaasad ahna looga danbeeyo maxamad bin sucuudi labadaas qodob waa laba qodob oo gaalada muhiim u ah maxaayeelay waxa lakala saaray diinta iyo siyaa sada waana wixii gaaladu ay goobi jireen boqolaal sano waa halka islaamka ay ka soogashay cilmaaniyada
Jajuus hamfari wuxuu yiri"maxamad c/wahaab waxaan uso gudbinay liis ay kuqoranyihiinsida u ula dhaqmilahaa muslimiinta iyo ku aan muslim ahaynwaxaana ku qorna qodobadaan:-
1-in uu ku dhawaaqo mad hab cusub loona bixiyo madhabka wahabiyada
2-in la ihaaneesto shaqsiyada nabiga c.s.wiyo asxaabta iyo ragii diinta soofaafin jiray arinkaasi waa kuguuleesteen gaaladu waatan ay ku hadaaqaayaan xerta maxamad c/wahaab nabigu anaka ookale buu ahaay oo waxba namadhaamo,culimadii qabuurahoodii waaku waan labaxayo kuwii noolaane dilaya
3-in aysan xasiloni kadhicin wadamada islaamka,boqortooya sucuudicarabiyana wax dhiba aan loo gaysan,waxaa lawada ogyahay in culima ku sheega sucuudi carabiya ay iftoodeen in ameerika kuduusho ciraaq
4-in laburburiyo amaakinta barakaysan oo muslimiinta sharafta uleh oo ku yaalay maka iyo madiina iyo waliba dhamaan wadamada islaamkain uu dumiyo amaakinta sharafta uleh muslimiinta aa ku yaalay madiina iyo maka al- mukaramah waxaa lawada og yahay maxamad cabdi wahaab iyo xertiisa in aydumiyeen gurigii khadiija bintu quwaylah waa gabadhii nabigeena muxamad c.s.w uu qabay ee sharafta laheed waxayna ubadaleen musqul inaa lilaahi wa inaa ileyhi raa jicuun!!!! Sababtuna waxay aheed khadiijo o aheed qofka keli ah ee nabigeena muxamad c.s.u gar gaaray markii gaaladu ay la colay tameen oo ay beniyeen gaaladu xiligii ay nooleed khadiija r.c way ka aarsan waayeen maxaayeelay waxay kadhalatay qabiil xooglehbalse waxay nafkadayeen gurigeedii waxaana ufudu deeyay wahaabigii waynaa ee maxamad cabdi wahaab iyo saaxibkiis hamfari ma aha oo kali ah waxa aybaabi iyeen khadiija gurigeeda balse waxay qufeen ihaanaysteen saxaab badan iyo culima badan waxaana ku cadayn donaa hadii ilaah yiraado qoraaladeena danbe
5-in uu iftoodo maxamad c/wahaab in ay gaalo tahay dowladii islaamka ee cuthmaaniyada Sacuud C/casiiska ay wahaabiyadu amreen, in la raaco, uuna ku jihaado qofkii raaci waaya maxamed C/Wahaab, wuxuu xiriir la lahaa gaaladii reer yurub, oo ay iska kaashanayeen burburinta muslimiinta. Kitaabka 'Siiratu maxamed C/wahaab', oo uu qoray wahaabiga la yiraahdo Amiin saciid, wuxuu bogga 181 ku sheegay, in hoggaamiyihii faransiska Jen. Napulyon Bonaborti, ee qabsaday Masar 1809M, kula heshiiyey hoggaamiyihii wahaabiyada, ee Sacuud “inay isla burburiyaan dowladda islaamka ee Cuthmaaniyada, Sacuud C/casiiska ay wahaabiyadu amreen, in la raaco, uuna ku jihaado qofkii raaci waaya maxamed C/Wahaab, wuxuu xiriir la lahaa gaaladii reer yurub, oo ay iska kaashanayeen burburinta muslimiinta. Kitaabka 'Siiratu maxamed C/wahaab', oo uu qoray wahaabiga la yiraahdo Amiin saciid, wuxuu bogga 181 ku sheegay, in hoggaamiyihii faransiska Jen. Napulyon Bonaborti, ee qabsaday Masar 1809M, kula heshiiyey hoggaamiyihii wahaabiyada, ee Sacuud “inay isla burburiyaan dowladda islaamka ee CuthmaaniyadaQoraallada soo socda ayuu noogu iman doonaa, in wahaabiyadu ay gaalada kala shaqeeyaan, hagar daamaynta Muslimiinta. Laakiin, waxaan intan yar u xushay, inaan bidhaamiyo naxariis darrada, ay kula dhaqmayaan muslimiinta, kuwooda nool iyo kuwa dhintay ay tahay, mid ay ugu adeegayaan cadawga Islaamka. Taas ayeyna ku magacaabaan ku dhaqanka shariicada Islaamka
6-in uu sameeyo taw xiid cusub oo aan ahayn kan umadu haysato waa midka ay uyaqaaanaan wahaabiyadu " towxiidu uluuhiya ,towxiidu rubuubiya iyo tawxiidu asmaa wasifaat ujeedada kadan bayso tawxiidadaan sadaxda ah waa in musliminta lagu gaalnima xukumo oo labanaysto dhii gooda iyo maalkoodaba waasida hada kajirta wadamada islaamka markii aydha haan sadax daan towxiid majiraan oo towxiidku waa halxabo oo ah:( laa ilaaha illalaahu mohamadarasuulullaah )waxaakale oo looladan leeyahay sadaxda towxiid in gaalada iyo xerta maxamad c/wahaab ay walaalo yihiin lamuujiyo wixii diidana lalaayo
Waxaa wax lagu qoslaa in wahaabiyadu diin sheegato ,aas aaskooduna uu sas yahay,waxaan maqalnaa markaste kitaab ka iyo sunnada nabiga c.s. halaqaato waliba markaasina waa is boohinayaan,waalagu yaqaan beentaas madiin bey lug kuleeyihin amiirkoodu waa ingiriis iyo ameerika,macalimiintoodu waa jaajuus hamfari iyo joon filibi ,waan cadayn doo naa waxa uu yahay iyo waxa uu uxilsaarnaa joonfilibi oo ay uyaqaanaan wahabiyada c/laahi filibi oo waliba kitaaba qoray
Waxaan ini waydiin wahaabiyo aaway xiriirka idinkala dhaxeeyo nabigeena c.s.w hadii uu yahay shiikhiinu maxamad c/wahaab oo taariikhdu cadaysay waxa uu ahaay gurigiinu wa jahanamo in shaa allaah
Intaas iyo kuwakale oo kabadan oon cadayn doono waa intii maxamad c/wahaab loo dhiibay,dhinacakale maxamad bin sucuudi waxaa madaxa looga dhigay doowladi wahaabiyada balse wuxuu ahaaay maqaar saar oo awaa mmiirta waxaa fulinayay khubaradii ingiriiska,wuxuuyiri jaajuus hamfari "aniga iyo 11nin waxaa naloo xil saaray khidada dagaalka iyo qaybka loo maa muusi qab socodka dowlada halkaasi waxaad kafahmi kartaa labaduba wax ay gacan ku hayan maleh waa loo yeeriyaa,waasida oday xasan daahir iyo xertiisa oo kale erteriya iyo ameerika ayaa uyeeriyo waxa ay qaban lahaayeen
lasoco qaybta 7/aad doolaankii wahaabiyada ay ku qaadeen muslimiin
W/D/culimo kutakhasustay kooxaha kuqarabta magaca diinta
e-mail mascuud66@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|