

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
gedoonline
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Maamulka Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca
oo Cambaareeyey Qarax yadii ka
dhacay Ugandha ee ay Khawaarijtu sheegatay
14 07 2010
Maamulka Culimada Soomaaliyeed ee
Ahlu-sunna Wal-jamaaca ayaa maanta
ka hadlay Qarax yadii ka dhacay
Magaalada Kampalla ee Caasimadda Waddanka Ugandha.
Afhayeenka guud ee Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca
Shiikh C/llaahi Shiikh C/rixmaan
Abuu Yusuf Al-qaaddi ayaa ku tilmaamay
qarax yadaas wax laga xumaado.
Wuxuu sidoo kale Shiikhu aad uga hadlay
in Diinta Islaamku aysan qabin in la
dhibaato loo geysto ummad aanan waxba
galabsan, wuxuuna Shiikhu sheegey in
ay Diinta Islaamku tahay Diin nabad-galyo
ee aysan ahayn Diin dadka lagu dhibaateeyo.
Wuxuu Shiikhu sidoo kale sheegey in dadka
Qarax yadaas fuliyey ay yihiin dad
manaxayaal ah oo aanan Diin Islaam
wax shaqo ah ku lahayn.
Wuxuu Shiikhu walaac ka muujiyey dhibaatada
iyo saamaynta ay ku yeelan doonto
qaraxaas Soomaalida qaxootiga ah
ee ku nool waddanka Ugandha.
Shiikha ayaa ugu dambeyntii Soomaalida iyo
caalamkaba u soo jeediyey in gebi ahaamba
dadkaan Soomaaliya looga sifeeyo si
Soomaalida iyo caalamkaba uga badbaado Musiibadaan.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Dhuusamareeb, Galguduud, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|